Zamzam Ali Rooble somali new music hes cusub 2013 (Aqal)\r
Subscribe for ne music 2013\r
\r
Lyrics: Abdikarim Ahmed\r
\r
Siduu eebeehen yidhi\r
ama udgoonuhu na faray\r
waa inaan adeecna\r
\r
Inan iyo gayaankeed\r
hadey is arkoodaan\r
ama u mar jaceyl\r
ogowee dhex maro\r
\r
Is adeecidoodiyo\r
Aqal wada dhiskooduba\r
waa guurka noloshoo\r
waa waa astaanta gobanimo\r
\r
Ala laasku waa farax\r
hamigu waa aroos\r
aqal iyo jaceyl\r
ubad aayatiin wacan\r
alaan idinka barinee\r
\r
Siduu dhaxal awoow yahay \r
ama \r
waa inaan ajiibnaa\r
\r
Ubaxa is guursaday\r
hadey eebe kaashadaan\r
ama ul iyo diir\r
ehel midaan u qaad\r
.\r
Isku duubnidoodiyoo\r
aya ila xilkoduba\r
waa sab jaceylo\r
waa waa udubka qoyskee\r
\r
\r
Ala laasku waa farax\r
hamigu waa aroos\r
aqal iyo jaceyl\r
ubad aayatiin wacan\r
alaan idinka barinee