Surprise Me!

SHOWGII HODAN C/RAXMAAN IYO AXMED RASTO EE MUQDISHO

2016-05-06 11 Dailymotion

Xalay oo ay ku beegneyd dabaadegga sanadka cusub ee 2016-ka ayaa waxaa caasimada Muqdisho ka dhacay bandhig-faneed ay qabteen fanaaniinta kala .<br><br>GOBFILMS Farsamadii Samatar Salah.<br>Hodan Cabdiraxman iyo Axmed Rasta oo Muqdisho Ku Sugan Todobaadka Nabadda iyo Dib U Dhiska Dalka . iyo Abaayo Farxiya Kabare oo Loo Heesay!<br>Fanaaniinta Hodan Cabdi rahmaan iyo Axmed Rasta oo kamid ah Fanaaniinta Somaliyeed ayaa maanta Siweyn looga soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho.

Buy Now on CodeCanyon