Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo kamid ah Culimada taageersan DF-ka iyo AMISOM ayaa su'aalo muhim ah laga weydiiyay shirkii ay ku qabteen ee magaalada Muqdisho iyo waaqciga dhabta ah ee dalka.
Sheekh Nuur ayaa daaha ka rogay arrimo badan oo qarsoonaa, kuwaasoo wax badan u cadeyn doona ummada Soomaaliyeed,waxaa laweydiiyay sababta dowladda Ingiriisku culimada shiray u fartay in ay dhanka mabda'a kula dagaalamaan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Wariye Filibiin oo wareysiga qaaday ayaa Nuur Baaruud u daaray codkii Ugaas Axmed Bile ee ahaa in Taliyaha Sirdoonka Ingiriiska uu iyaga faray in ay dhanka diinta kula dagaalamaan alshabaab.
http://voiceofsomalia.net/2013/09/16/dhageysosh-nuur-baaruud-oo-yiri-ciidamada-amisom-iyo-kuwa-igad-waa-walaalo-shabaabna-waa-cadawga-umadda/
https://www.facebook.com/photo.php?fbid=612165425492649&set=a.516992951676564.111493.100000975901891&type=1&theater
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS