Surprise Me!

DHAGEYSO "Xasan Sheekh Waa Kaligiis Talis" Axmed Macalin Fiqi

2016-11-05 2 Dailymotion

Xasan Sheekh Waa kaligiis talis laakin wuxuu ka cabsadaa beesha caalamka waxaana ku dacweynay U N-KA ama qaramada Midoobay ” Wuxuu ka cabsadaa Nikolas Key iyo Keating” sidaa waxaa yiri Axmed Macalin Fiqi. <br />Kuwa isku haysta kursiga saaran Kaaraha Amisom waxba ma kala roona,waa danaystayaal iyo dabadhilif shisheeye kamana naxaan Diin iyo Dad. <br />Axmed Macalin Fiqi ayaa ahaan jirey taliyihii hore NISA waxaana reer Muqdisho ku xusuutaan xasuuqii dhaliyaradii maydkooda eeyaha loo dhigay ka dib markii xabsiga lagala soo baxay. <br />Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS <br />https://voiceofsomalia.net/2016/11/04/dhageyso-xasan-sheekh-waa-kaligiis-talis-axmed-macalin-fiqi/

Buy Now on CodeCanyon