Surprise Me!

DAAWO, Qubanaha Maanta. Qodobada kujira waxaa kamid ah: Al-shabaab oo saaka aroortii weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada Somalia ay ku leeyihiin Sanguuni,

2018-07-24 4 Dailymotion

DAAWO, Qubanaha Maanta. Qodobada kujira waxaa kamid ah: Al-shabaab oo saaka aroortii weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada Somalia ay ku leeyihiin Sanguuni, Madaxweyne Trump oo u hanjabay Iran, kooxda Hilaac oo ku guuleysatay tartanka cayaaraha Toddobaadka Soomaalida iyo qodobo kale.

Buy Now on CodeCanyon