Hees tacajab ah oo wadada ku soo jirta.
Waa markii muuqaalka la duubayay.
Dahir Yare new Song is coming soon⏳

Taan boqradayeen
Ku badhaadhaay
Inaan Barro iyo
Beeyd yagleelnaan
U baxdoobayee
Baryo ii Samir

Ereyadii Abwanka wakhtigan, Farshaxankii #Abwaan_Carafaad ahaa.
Laxanka Awale Adan
Music by Arido
#Tusmo_Films Copyright 2018